
Technology eraygan Technology hadii aan macnayno wuxu noqonayaa labo eray oo isu tagay erayga TECHNO oo macneheedu ay noqonayso (technical) farsamo halka erayga labaad ee Logy uu macneheedu noqonayo barasho labada eray marka afsoomaali ahaan la isu keeno macnahooda ay...